Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo qaban qaabisay shirka ayaa ku casuuntay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda. Ra’iisul
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdishu ku daahfurtay Shirka ka wada xaajoodka Saboolnimada Qeybaheeda kala duwan.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa kormeer ku tegay xarunta Tababarada iyo Waxbarashada Farsamada Gacanta ee ku taala magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.
Agaasimaha ayaa waraystay maamulka xaruntan, isagoo soo diiwaangeliyay baahiyaha ka dhiman, si loo hormariyo farsamada gacanta. Dhanka kale Agaasimaha ayaa
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Suuqa Shaqada ee Caalamiga ah (Global Lobor Market Conference) ee Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Suuqa Shaqada ee Caalamiga ah
Agaasimaha guud Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray shirka Agaasimiyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada heer Federaal iyo heer dowlad goboleed, kaasi oo socon doono muddo shan maalmood.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dawlad goboleedyada, howl-wadeenada wasaaradaha shaqada iyo qaybo
Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta si rasmi ah Magaalada Muqdishu ugu furay shir socon doono labo maalmood oo ku saabsan taageero u raadinta ilaalinta Bulshada Soomaaliyeed.
Shirka waxaa kasoo qeybgaley agaasimeyaasha guud ee dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalaka Soomaaliya, agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada,
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeybgaley Shirka Caalamiga ah ee isbedelka Cimilada Aduunka (Cop28) oo ka furmay Maalmo ka hor dalka isutagga imaaraatka Carabta.
Shirka ayaa diirada lagu saaray saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu uu ku yeeshay adduunka oo dhan iyo sido kale muhiimada in la
Wasiir ku-xigeen ka Md:Xil. Cismaan Libaax Ibraahim oo furay tababar sare loogu qaadayo aqoonta hawlwadeenada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Madaxa Qeybta tababarka ahna kusimaha agaasimaha Waaxda tababarada iyo farsamada gacanta Mudane Muxiyadiin Salaad Yuusuf oo soo agaasimay tababarka maanta Shaqaalaha uga
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo warbixin ka dhageystay wafdigii ka qeyb galay shirkii CEN-SAD ee lagu qabtay Dalka Liibiya. Muqdisho, December 03, 2023; Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii looga hadlay.
Wasiir Yuusuf ayaa yiri “Shirka wuxuu ahaa mid balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Wadamada ku bahoobay (CEN iyo SAD) ee Saaxil
Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane: Yusuf Maxamed Aadan oo Shir Guddoomiyay Shirka Maalintii Labaad uga Socday Dalka Libya ee Tripoli.
Waxaa Maalintii labaad Socda shirka Wasiirada Shaqada ee Wadamada ku bahoobay (CEN iyo SAD)ee Saaxil iyo Saxaraha oo ka furmay caasimadda Dalka