Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo warbixin ka dhageystay wafdigii ka qeyb galay shirkii CEN-SAD ee lagu qabtay Dalka Liibiya. Muqdisho, December 03, 2023; Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka kulanka iyo waxyaabihii looga hadlay.

Wasiir Yuusuf ayaa yiri “Shirka wuxuu ahaa mid balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Wadamada ku bahoobay (CEN iyo SAD) ee Saaxil