Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyadoo og xurmada ay leedahay Bisha RAMADAN, ayaa waxey ugu hambalyeyneysaa Umadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan Caalamka
Baxnaano Position Advertisement
FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA MINISTRY OF LABOR AND SOCIAL AFFAIRS MONITORING AND VERIFICATION OF BAXNAANO’S ECONOMIC INCLUSION INTERVENTION The Federal
Shaacin Tartanka Qandaraasyada Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada
Wasaaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada waxey ogeysiineysaa Shirkadaha ama Qandaraalayaasha ka shaqeeya adeeg bixinta: Shidaal iyo Saliid Hawlaha Guud Alaabta xafiisyada Tikidho
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Doha dhiggiisa Dalka Qatar.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada oo ka qeybgalay Kulan looga hadlayey Horumarinta karaanka bulshada.
Wasiir-Dowlaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qeybgaley kulan uu shir-guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna
Wasiirka Shaqadda XFS oo Booqday Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa maanta hawlo shaqo ku tagey xafiiska Guddiga Shaqaalaha
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X F S iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda SoDMA.
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane
Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka Goobaha Shaqada.
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada XFS ayaa tababar aqoon korarsi ku daahfuray magaalada Nairobi.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Xasan Isaaq ayaa maanta Magaalada Nairobia Ku daahfurey aqoon