Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane
Golaha Aqalka Sare ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka hawlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ah
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka Goobaha Shaqada.
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Badqabka iyo Caafimaadka