Somali »

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada  oo ka qeyb galay shir (save children) ku qabatay  Muqdisho.   

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada  oo ka qeyb galay shir (save children) ku qabatay  Muqdisho.  

Abdirashiid Heydara November 23, 2017 Comments Off

Agaasimaha waaxda arrimaha bulshada ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada mudane Cabdulaahi Aadan Cabdi ayaa maanta usoo gabgabeeyey shir aqoon is weydaarsi laba maalmood uga soco nayay aqoonyahano  (Hotel Paradise) ee magaaladda Muqdisho. Shirka

Read More »
Xoghayaha Jootada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka qayb-galay Shir Caalami ah oo looga hadlayo ka hortaga ku shaqeysiga Carruurta oo lagu qabtay dalka Argentina   

Xoghayaha Jootada ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka qayb-galay Shir Caalami ah oo looga hadlayo ka hortaga ku shaqeysiga Carruurta oo lagu qabtay dalka Argentina  

Abdirashiid Heydara November 19, 2017 Comments Off

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka soo qeybgalay Shirweynihii Guud ee Caalamiga ahaa oo ku saabsanaa Ciribtirka shaqaaleysiinta iyo  joojinta ku shaqeysiga Caruurta oo ay soo qabanqaabisay Xukuumadda Argentina

Read More »
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada oo u daah furay Ururada Xiriirka Guud Barnaamijka Wacyi gelinta Shaqaalaha Dowladda sida ay uga qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada oo u daah furay Ururada Xiriirka Guud Barnaamijka Wacyi gelinta Shaqaalaha Dowladda sida ay uga qeyb qaadan karaan Hormarka Dalka.

Abdirashiid Heydara November 16, 2017 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  ahna ku simaha  Wasiirka Xildhibaan Cabdicasis Saalax Carman  ayaa maanta  u daah furay Ururada Xiriirka Guud ee Shaqaalaha Dowladda Barnaamijka Wacyi gelinta Shaqaalaha Dowladda sida ay uga

Read More »
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo  Wafdi uu hogaaminayay ayaa gaar dalka Kuwait

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo  Wafdi uu hogaaminayay ayaa gaar dalka Kuwait

Abdirashiid Heydara November 15, 2017 Comments Off

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan  Saalax Axmed Jaamac iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa ka mid  noqday wafdiga  Soomaaliya ee ka qaybgalaya fadhiga 37aad ee Golaha Wasiirada Carabta  ee Arimaha Bulshada oo ay 

Read More »
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo iska kaashanaya horumarinta dadka baahiyaha gaar ka qaba ( Naafada )

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo iska kaashanaya horumarinta dadka baahiyaha gaar ka qaba ( Naafada )

Abdirashiid Heydara November 11, 2017 Comments Off

Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo beryahan iska kaashanaya horumarinta dadka baahiyaha gaar ka qaba ( Naafada ) ayaa wada qabtay kulan wadatashi ah oo looga hadlayay sidii

Read More »
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo ka qaybgashay Shirkii Midawga Afrika ee  looga hadlayay Amniga iyo Socdaalka oo  lagu qabtay Addis Ababa.

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo ka qaybgashay Shirkii Midawga Afrika ee  looga hadlayay Amniga iyo Socdaalka oo  lagu qabtay Addis Ababa.

Abdirashiid Heydara October 28, 2017 Comments Off

Agaasimaha Guud wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudana Maxamed Cadde Mukhtaar  ayaa ka qeyb galay kulanka Heshiis Goboleedka Afrika oo ku saabsan Amniga iyo Socdaalka oo lagu qabtay dalka Ethopian magaaladda Addis Ababa. Kulanka

Read More »
R/Wasaare Khayre Oo Guddi U Magacaabay Tartan Loo Galayo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dowladda

R/Wasaare Khayre Oo Guddi U Magacaabay Tartan Loo Galayo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dowladda

Abdirashiid Heydara October 15, 2017 Comments Off

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi la socda tartanka loo galayo 26ka Agaasime guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ka kooban ilaa 11 xubnood. Guddigan oo

Read More »
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda Dalka Qadar ee Soomaaliya   

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda Dalka Qadar ee Soomaaliya  

Abdirashiid Heydara October 10, 2017 Comments Off

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xildhibaan Cabdicasiis Saalax Carmaan ayaa kulan la yeeshay Safiirka Safaaradda Dalka Qadar ee Soomaaliya Safiir Hassan Bin Hamza Asad, kulankaas ayaa ka dhacay

Read More »
wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada iyo wasaaradda  Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo Ka Wada Hadlay xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed.

wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada iyo wasaaradda  Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka oo Ka Wada Hadlay xuquuqda Caruurta Soomaaliyeed.

Abdirashiid Heydara October 9, 2017 Comments Off

Wasiirka  Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada H.E. Saalax Axmed Jaamac  ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirada wasaaradda Haweenka iyo  xuquuqul Insaanka  marwo Deeqa Yaasiin oo hogaamineysay qaar ka tisan  masuuliyinta wasaaradaas, sida  madaxa CRC

Read More »
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la yeeshay Guddiga Dib-u-habeynta Sharciga Shaqaalaha Rayidka L11.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kulan la yeeshay Guddiga Dib-u-habeynta Sharciga Shaqaalaha Rayidka L11.

Abdirashiid Heydara October 8, 2017 Comments Off

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada H.E. Cabdicasiis  Saalax  Carmaan ayaa maanta qaabilay  Xubnaha Guddiga Dib-u-habeynta Sharciga Shaqaalaha Rayidka L11. oo uu hogaaminayay Madaxa Guddigaasi Mudane Maxamed Cadde Mukhtaar, ayna ka qeyb

Read More »