Wasaaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada waxey ogeysiineysaa Shirkadaha ama Qandaraalayaasha ka shaqeeya adeeg bixinta:
- Shidaal iyo Saliid
- Hawlaha Guud
- Alaabta xafiisyada
- Tikidho (Tickets)
In ay ugu tartami karaan si daahfuran adeeg bixinta Shidaalka, Hawlaha Guud, Alaabta Xafiisyada iyo Tikidhada oo ay Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshadu u baahan tahay.
Faafaahinta waxaad ka heli kartaa waraaqada rasmiga ah ee ku lifaaqan ogeysiiskan.