Wasiirka Shaqadda XFS oo Booqday Xarunta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya 06-Feb-2024 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa maanta hawlo shaqo ku tagey xafiiska Guddiga Shaqaalaha