Iyadoo maalmihi ugu dambeeyay Xarunta Qaranka ee Adeegga Shaqo Abuurka uu ka soconayay Tababarka Shaqo Doonka Soomaaliyeed ayaa maanta loo soo
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa furay tababarka shaqo doonka Soomaaliyeed.
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo mudnaan siineysa shaqo abuurka iyo shaqo-siinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa maanta u furtay tababarro lagu dhiirigelinayo dhalinyarada
Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada oo Furay Shirkii 1aad ee Guddiga Farsamada Shaqaalaysiinta Qaranka.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Yuusuf Xasan Isaaq ayaa maanta u furay mas’uuliyiin ka kala socday wasaaradaha dowladda
Kulanka todobaadlaha ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah loogu ansixiyay heshiiska Caalamiga ah ee da’da ugu yar ee lagu shaqo gali karo oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada.
Heshiiska Caalamiga ah ee da’da ugu yar oo lagu shaqo gali karo ee la soo saaray 1973, tirsigiisu yahay Lr. 138, ayaa
ENVIRONMENTAL AND SOCIAL MANAGEMENT FRAMEWORK (ESMF)
FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA MINISTRY OF LABOR & SOCIAL AFFAIRS (MOLSA) ENVIRONMENTAL AND SOCIAL MANAGEMENT FRAMEWORK (ESMF) SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR
SEXUAL EXPLOITATION AND ABUSE/SEXUAL HARASSMENT PREVENTION AND RESPONSE ACTION PLAN
FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA MINISTRY OF LABOR & SOCIAL AFFAIRS (MOLSA) SEXUAL EXPLOITATION AND ABUSE/SEXUAL HARASSMENT PREVENTION AND RESPONSE ACTION PLAN SOMALIA
UPDATED STAKEHOLDER ENGAGEMENT PLAN (SEP)
Ministry of Labor & Social Affairs (MoLSA) PROJECT: SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT UPDATED STAKEHOLDER ENGAGEMENT PLAN
LABOR MANAGEMENT PROCEDURES (LMP)
MINISTRY OF LABOR & SOCIAL AFFAIRS (MoLSA) SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT- (P171346) – Third AF LABOR MANAGEMENT PROCEDURES
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa baydhabo ku daahfuray tabbabar ku saabsan Ilaalinta bulshada iyo ka hortagga dhibaatooyinka.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Dr. Maxamed Climi Ibrahim Ayaa Gollaha Aqalka Sare u gudbiyay Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo liiltirka Shaqaalaha Rayidka ee Dowlada.
Muqdisho, December 16, 2023. Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Dr. Maxamed Climi Ibrahim ayaa Sanatarada Aqalka Sare u