Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa baydhabo ku daahfuray tabbabar ku saabsan Ilaalinta bulshada iyo ka hortagga dhibaatooyinka. 19-Dec-2023 Somali 0 Comments Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo uu wehliyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada