Agaasimaha Guud Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamed Cadda Mukhtar ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay in shaqaalaha dowladda iyo
WASIIRKA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA XIL.SAALAX AXMED JAMAC OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dalka dib ugu soo laabtay soona gaaray xafiiskiisa ka dib Safar Shaqo uu ugu ambabaxay
Xoghayaha joogtada Wasaradda shaqada iyo arimaha Bulshada oo ka war bixiyay safar shaqo uu ku tagay Geneva ee shirkii ILO-da
Xoghayaha joogtada Wasaradda shaqada iyo arimaha Bulshada oo ka war bixinyay safar shaqo uu kaga soo labtay shirka ILO oo ka dhacay
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsa midowga Yurub inta uu ku sugnaa dalka Kenya.
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsa midowga Yurub inta uu ku sugnaa dalka Kenya. Wasiir
Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo booqasho kormeer ah ku tagay Guryaha (African Village) ee magaalada Muqdisho
Dhismaha (African Village) ee caanka ka ah magaalada Muqdisho lana dhisay sanaddii 1947dii oo haatan deegaan u ah bulsho Soomaaliyeed ayey maamulkeeda
Speech of H.E Salah Ahmed Jama, Ministry of Labor and Social Affairs of Somalia Delivered on 106th International Labor Conference
H.E Salah Ahmed Jama, Ministry of Labor and Social Affairs of Somalia GENEVA – Mr President, Director-General, Representatives of Governments, workers, employers.
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa khudbad aad loogu sacab tumay waxaa uu ka jeediyay shirka 106aad ee ILO.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac ayaa khudbad aad loogu sacab tumay waxaa uu ka jeediyay shirka 106aad ee
Wasaaradda shaqadda iyo arrimaha Bulshada ayaa bilaawday in ay la wadaagto xogta tababarrada shaqaalaha dhammaan Hey’adaha dowladda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda ayaa bilaawday in ay la wadaato xog ururinta tababarada ay qaateen dhammaan shaqaalaha hey’addaha dowladda, taas oo
Shir Jaraa’id uu qabtay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayuu ku beeniyay hadal si qalad u tarjumeen qaar ka mid ah saxaafadda.
Ku-simaha Wasiirka shaqada iyo arimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaraddaas C/casiis Saalax Carmaan ayaa beeniyay in uu sheegay in
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada marnaba wax cabasho ah kama soo yeerin umana soo bandhigin bahda saxaafada.
waxaa la yaab leh website-yada kala ah Caasimada.net iyo Goobjooge.net halka ay ka keeneen warka been abuurka ah oo lagu bahdilayo Wasaaraddda