Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada marnaba wax cabasho ah kama soo yeerin umana soo bandhigin bahda saxaafada. 12-Jun-2017 Somali 0 Comments waxaa la yaab leh website-yada kala ah Caasimada.net iyo Goobjooge.net halka ay ka keeneen warka been abuurka ah oo lagu bahdilayo Wasaaraddda