Wasaaradda shaqadda iyo arrimaha Bulshada ayaa bilaawday in ay la  wadaagto xogta tababarrada shaqaalaha dhammaan Hey’adaha dowladda  

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda ayaa bilaawday in ay la wadaato xog ururinta tababarada ay qaateen  dhammaan shaqaalaha hey’addaha dowladda, taas oo  laga soo buuxinayo foomka,  xogta  tababarrada uu qaateen iyo tababarada ay u baahan yihiin  in la siiyo.

Shaxdaas waxay ka kkooban tahay laba qeybood

1- Shax uu buuxinayo agaasinka ku shaqada leh tababarrada

2- Shax shaqaalaha dowladda oo dhan qof qof looga buuxinayo

Hadaba waxaan halkaan idinku soo bandhigeynaa docomentiga aan lawadaagnay hey’adaha dowladda dhammaantood, waxaana dhammaan agaasimayaasha iyo xoghayayaasha jootada ah ee dowladda aanu u dirnay warqad kulifaaqan docomintiyada ama foomamka ladoonayo in labuuxiyo. Taas oo agaasimaha guud u diray hey’adaha dowladda.

Qoraalka Agaasimaha Guud  ayaa lagu xusay in hey’adaha dowladda oo dhan loo diray shaqaalaha wasaaradda  oo idinka la shaqeyn doonaana buuxinta  Foomka ku saabsan xogta  Shaqaalaha ee xagga tababarrada.

 

Halkaan ka aqriso qoraalaka :

1 2 3

 

wareegto