Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo booqasho kormeer ah ku tagay Guryaha (African Village) ee magaalada Muqdisho 18-Jun-2017 Somali 0 Comments Dhismaha (African Village) ee caanka ka ah magaalada Muqdisho lana dhisay sanaddii 1947dii oo haatan deegaan u ah bulsho Soomaaliyeed ayey maamulkeeda