Shir ay wada yeesheen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Aweis Sh. Haddad, Agaasimaha waaxda xiriirka guud Mudane
Shir ay yeesheen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DR.Aweys Sh. Haddad iyo wafdi kasocoday USAID.
Waxa looga hadlayay barnaamijyo ay hore isula qabteen USAID Kuna ay matalayeen CARE International , MERCY CROPS iyo wasaaradda shaqada
Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada oo Gudbisay wax qobadka 6 dii Bilood ee lasoo dhaafay
Mas’uuliyiinta Wasaaraadda Shaqada arrimaha Bulshada oo soo diyaariyay qaabka gudbinta wax qobadka 6 dii Bilood ee lasoo dhaafay ayaa Xarunta Madaxtooyada kula
Agaasimaha Waaxda Tababarada Shaqaalaha oo soo bandhigay Waajibaadka Shaqo iyo Shaxda Qorshe Howleedka Waaxda Tababarada.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha BulshadaWaajibaadka Shaqo ee Waaxda Tababarada Shaqaalaha (Job description) 1- Ogaanshaha baahida Tababar ee ay qabaan Shaqaalaha Dowladda
Agaasimaha Waaxda Shaqda iyo Horumarinta Shaqaalaha oo maanta shir kula qaatay Shaqaalaha Xarunta Dhexe ee Wasaaradda.
Agaasime waaxda Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalah Mudane Cabdirisaaq Macalin Cilmi waxa uu kala hadlay shaqaalaha sadax qodob oo kala ah 1 dib
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo tababar u soo xirtay dhalinyaro “DAAWO”
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar u soo xirtay dhalinyaro Soomaaliyeed oo baranayay horumarinta bulshada si ay
Shir looga hadlaayay Khariirada Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
Magaalada Muqdisho Waxaa kafurmay Shir looga hadlaayay Khariirada Xuquul Insaanka Soomaaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul iyo UNSOM
Sharciga Shaqaalaha Dowladda ee 1980 Sharci L. 5
KOOBINTA QAYBTA KOOWAAD SHARCI SHARCI L. 5 ee 2dii febraayo 1980, Sharciga Shaqaalaha Dowladda QAYBTA
WAXQABADKA GUDDIGA QARANKA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DOWLADDA
Mudadii uu Guddigu jiray wuxuu u qoray hay’adaha dowladda shaqaalo gaaraya 3283 shaqaale rayid ah, oo 815 dheddig yihiin, tirakoobkaasi kuma jiraan
Kulan looga hadlaayay tayeeynta Shaqaalaha Dowalada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Kulan looga hadlaayay tayeeynta Shaqaalaha Dowalada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ( Civil service reform and Capacity Development ). Ra’iisul Wasaare ku