WAXQABADKA GUDDIGA QARANKA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DOWLADDA     

Mudadii uu Guddigu jiray wuxuu u qoray hay’adaha dowladda shaqaalo gaaraya 3283 shaqaale rayid ah, oo 815 dheddig yihiin, tirakoobkaasi kuma jiraan Shaqaalaha Bankiga Dhexe, Dekedda Muqdisho, Gobolka Banaadir, Macalimiinta Dugsiyada iyo Howl-wadeenada Caafimaadka.

Faahfaahin Tirakoob

Guddiga Qaranka1Guddiga Qaranka

Director of Public Relation & Communication (PRC)
Ministry of Labor and Social affairs