Waaxda Tababarada ee Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada ayaa maanta soo bandhigtay xarun tababar iyo Xafiisyadii ay waaxdu ku howl
Xuska Maalinta Naafada Aduunka oo ku beegan 3dec 2014 ayaa lagu qabtay Soomaliya.
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu xusay maalinta Naafada Aduunka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Daladda Naafada
Agaasime Aweys Sheekh Hadad iyo Wafdi balaaran uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya.
Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane Aweys Sheekh Hadad ayaa u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka
Minister of Labor and Social Affairs Meets Somali Counterpart
Minister of Labor and Social Affairs Meets Somali Counterpart Thursday October 23, 2014 HE the Minister of Labor and Social Affairs Abdullah
Warbixin ka qeybgalka shirka Shaqaalaha Wadamada Carabta
Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaysa shirka shaqaalaha Wadamada Jaamacada Carabta oo sanadkan lagu qabanaayo dalka Masar Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda shaqada
Arab Labour Conference took place in Cairo with participation of the Somalia
Members discuss ways of cooperation to support the labour sector In its 41st session, the Arab Labour conference started today (Sunday)
Barnaamijka kor u Qaadista Tayada Shaqaalaha Dowlada (Capacity Development Injection)
Shir ay wada yeesheen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Aweis Sh. Haddad, Agaasimaha waaxda xiriirka guud Mudane
Shir ay yeesheen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DR.Aweys Sh. Haddad iyo wafdi kasocoday USAID.
Waxa looga hadlayay barnaamijyo ay hore isula qabteen USAID Kuna ay matalayeen CARE International , MERCY CROPS iyo wasaaradda shaqada
Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada oo Gudbisay wax qobadka 6 dii Bilood ee lasoo dhaafay
Mas’uuliyiinta Wasaaraadda Shaqada arrimaha Bulshada oo soo diyaariyay qaabka gudbinta wax qobadka 6 dii Bilood ee lasoo dhaafay ayaa Xarunta Madaxtooyada kula
Agaasimaha Waaxda Tababarada Shaqaalaha oo soo bandhigay Waajibaadka Shaqo iyo Shaxda Qorshe Howleedka Waaxda Tababarada.
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha BulshadaWaajibaadka Shaqo ee Waaxda Tababarada Shaqaalaha (Job description) 1- Ogaanshaha baahida Tababar ee ay qabaan Shaqaalaha Dowladda