Wasiir Cabdiwahaab Ugaas oo gaaray Qaahira, 4 September, 2021- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X F S, Marwo Sahra Xaaji Xuseen oo gaartay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa gaartay magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad
Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S, Marwo Sahra Xaaji Xuseen oo gudoontay gaadiid gurmadka deg degga
Wasiir ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen ayaa boggaadisay dadaallada Horumarinta adeegga Bulshada , xilli
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Munazzamat Al Dawa
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Hay’adda Samafalka ee Munazzamat Al Dawa
Wasiir Dawlaha wasaaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Cabdi Axmed Qaasim Ayaa Khudbad Aad Loogu Sacab Tumay Waxaa Uu Ka Jeediyay Kulanka Bandhigga Jaamacadaha Muqdisho.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdi Axmed Qaasim ayaa khudbad aad loogu sacab tumay waxa uu ka jeediyay xeritaanka Bandhigga
Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS oo si rasmi ah loogu soo gabgabeeyo Muqdisho
28/7/2021 Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan ayaa soo xiray Shirka wadatashiga siyaasadda
Agaasimaha Waaxda Tababarka iyo Xirfadaha ee TVET-ka Maxamed Xasan Maxamed (Xambe) oo daah furay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah DFS
27/7/2021 Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay Shirka wadatashiga siyaasadda Qaran ee xirfadaha shaqada iyo farsamada gacanta ee Dowladda Federaalka
Wasiir Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo qaabbilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Muqdisho, 29 June, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed
Muqdisho, June, 17, 2021- Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa si aqlabiyad leh loogu ansixiyay
KHUDBADDA WASIIRKA EE MAALINTA CAALAMIGA AH KA HORTAGGA SHAQAALEYSIINTA CARUURTA, 12 JUNE 2021
Marka hore ALLAH ayaa mahad oo dhan iska leh. Marka xigta, waxaan u mahadcelinayaa Dhammaan ka soo qaybgalayaasha munaasabadan muhiimka ah oo