Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta Munazzamat Al Dawa 31-Aug-2021 Somali 0 Comments Wasiiru Dowlaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Hay’adda Samafalka ee Munazzamat Al Dawa