Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashaneysa Saaxiibbada Caawiya ayaa abaabushay Shirka shaqa abuurka Qaranka oo lagu
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay wakiilka WFP ee Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda
wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay safarkii uu ku joogay Sacuudiga.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu
Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Digniin u Dirtay shaqaalaha rayidka Dowlada ee imaan waayay goobahooda shaqo.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa shir guddoominayay kulan uu la qaatay Agaasimaha Guud Cabdullahi Maxamed
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya
Wasiir Cabdiwahaab oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyadda Sacuudiga Talaado, December, 21, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Wafdi ballaran uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada D.F.S oo gaaray dalka Lubnan
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray xaruntii u horreysay ee Adeegga Shaqo Abuurka Qaranka
Xarunta Qaranka ee Adeegga Shaqo- Abuurka oo si rasmi loo daahfuray Muqdisho,December, 1, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shir guddoomiyey shirka Guddiga hagaya Mashruuca Hal-abuurka Dumarka iyo Barashada Tamarta sida loo cusbooneysiiyo oo shalay Muqdisho ka furmay.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shir guddoomiyey Shirka Guddiga hagaya Mashruuca ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka
Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad-gobolleedyada Koonfurgalbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray wajiga labaad ee mashruuca qoysaska uu saameeyey Ayaxa.
Wajigii koowaad waxaa ka faa’iideystay qoysas gaaraya 102,000 oo ku nool 42 degmo ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo muddo lix bilood
DAWLADDA FEDERAALKA IYO DAWLAD-GOBOLLEEDYADA OO XOOJINAYA ISKAASHIGA DHAMMEYSTIRKA DIIWAANKA MIDEYSAN IYO XOG-KEYDIYAHA BULSHADA
Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha