Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha
WASIIRRADA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA DAWLAD-GOBOLLEEDYADA DALKA OO MUQDISHO SOO GAARAY MUQDISHO,
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa caasimadda Muqdisho ku martigaliyay wasiirrada
WASIIR KU-XIGEENKA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA , MARWO SAHRA XAAJI XUSEEN OO GAARTAY MAGAALADA KISMAAYO
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen oo shalay gaartay magaalada Kismaayo ayaa maanta