Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shir guddoomiyey Shirka Guddiga hagaya Mashruuca ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka
Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad-gobolleedyada Koonfurgalbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray wajiga labaad ee mashruuca qoysaska uu saameeyey Ayaxa.
Wajigii koowaad waxaa ka faa’iideystay qoysas gaaraya 102,000 oo ku nool 42 degmo ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo muddo lix bilood
DAWLADDA FEDERAALKA IYO DAWLAD-GOBOLLEEDYADA OO XOOJINAYA ISKAASHIGA DHAMMEYSTIRKA DIIWAANKA MIDEYSAN IYO XOG-KEYDIYAHA BULSHADA
Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha
WASIIRRADA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA DAWLAD-GOBOLLEEDYADA DALKA OO MUQDISHO SOO GAARAY MUQDISHO,
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa caasimadda Muqdisho ku martigaliyay wasiirrada
WASIIR KU-XIGEENKA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA , MARWO SAHRA XAAJI XUSEEN OO GAARTAY MAGAALADA KISMAAYO
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Marwo Sahra Xaaji Xuseen oo shalay gaartay magaalada Kismaayo ayaa maanta