Munaasabad ka dhacday magaalada Baydhabo ee Dawlad-gobolleedyada Koonfurgalbeed ayaa Sabtida maanta 6 bisha November, 2021 waxaa lagu daahfuray wajiga labaad ee mashruuca qoysaska uu saameeyey Ayaxa. 10-Nov-2021 Somali 0 Comments Wajigii koowaad waxaa ka faa’iideystay qoysas gaaraya 102,000 oo ku nool 42 degmo ee guud ahaan Soomaaliya, iyadoo muddo lix bilood