Shir Jaraa’id uu Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ku daahfuray Barnaamijka Shaqaalaha Soomaaliyeed ee dalka dibaddiisa u shaqo tagayo                                                                                                                                               

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cusmaan Libaax Ibraahim oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku daahfuray Qorshaha