Minister of Labour and Social Affairs, Mr. Abdiweli Sheikh Ibrahim Mudey congratulate on the occasion of May Day the top of all
Madaxweynaha oo ka qeyb galay Munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May 2016.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Shaqaalaha Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda 1 May.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Xil. Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa munaasabada 1da May, 2016 oo ah maalinta shaqaalaha aduunka