Muqdisho, July, 12, 2023 – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr.Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa maanta si rasmi
Munaasabada Xil wareejinta Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka dhacday xarunta Wasaaradda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil Biixi Iimaan Cige, iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Xil Yusuf Maxamed Adan ayaa maanta si rasmi
Maalinta kahor taga shaqaaleysiinta Caruurta
Maanta oo kale 12-ka June ayaa sanad walba caalamka laga xusaa si looga hortago xadgudubyada caruurta. Wasaaraddaa shaqada iyo arrimaha bulshadu waxay
WASIIRU DAWLAHA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO DALKA LUBNAAN UGA QAYB GALAY SHIR CAALAMI AH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY.
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dawlada Federalka Somaliya oo ka qayb galay Shirka caalami ah ee Madasha
Shirka Wasiirada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalalka J/Carabta ayaa ka qayb galay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawladda Fedaraalka Soomaliya Xildh. Biixi Iimaan Cige ayaa Dalka Masar uga qeyb galaya Kalfadhiga 49-aad Madasha
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shir-gudoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedyada.
Muqdisho, May 23, 2022 – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xil. Yuusuf Maxamed Aadan ayaa
FARRIINTA WASIIRKA EE MAALINTA CAALAMIGA AH EE SHAQAALAHA 1-DA MAY, 2023
Farriinta Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ee maalinka Caalamiga ah ee Shaqaalada Adduunka 1-da
Social Protection Senior Liaison and Advocacy Consultant
MINISTRY OF LABOUR AND SOCIAL AFFAIRS TITLE: Social Protection Senior Liaison and Advocacy Consultant LOCATION: Ministry of Labor and Social
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka Dawladda .
Muqdisho ,Maarso, 12, 2023 – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha guddiga kor-jogteynta tirakoobka ,
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay Saladda Wax-soosaarka Bulshada ee Soomaaliya (Productive Social Safety Net Program Design for Somalia).
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah furay saladda wax soo saarka bulshada ee soomaliya ,