Wasiir-dowlaha Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa ka qeyb galay Kalfadhiga 5-aad ee Shirka Wasiirada
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa shir gudoomiyey kulanka dib u eegista mashruuca Baxnaano oo ay maamusho Wasaaradda shaqada ee X,F,S.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa godoomiyey kulanka dib u eegista mashruuca
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagey xaruunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim iyo Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka Mudane Xasan Abshirow Maxamed oo kulan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta waxa uu khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Baree ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ibraahim ayaa ka qeeb galay daah-furka nidaamyada diiwaanka iyo maareynta ilaalinta bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed Cilmi ayaa maanta khudbad ka jeedin doona daah-furka nidaamyada diiwaanka
Wasiirka wasaarada shaqada ee X.F.S Dr.Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa shir gudomiyay kulan ey soo qaban qaabiyeen waaxda Badqabka iyo Caafimadka Goobaha shaqada ee wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Maxamed cilmi ayaa maanta shir gudoomiyay kulan ay soo qaban qaabiyeen
Ministry of Labor & Social Affairs (MoLSA) UPDATED ENVIRONMENTAL and SOCIAL
Ministry of Labor & Social Affairs (MoLSA) SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT UPDATED ENVIRONMENTAL and SOCIAL COMMITMENT PLAN (ESCP).
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeyb galay daahfurka masharuuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha ee Soomaaliya oo ka dhacaayay magalada muqdisho.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Muqdishu kaga qeyb galay daah-furka