Ministry of Labor & Social Affairs (MoLSA) SOMALIA SHOCK-RESPONSIVE SAFETY NET FOR HUMAN CAPITAL PROJECT UPDATED ENVIRONMENTAL and SOCIAL COMMITMENT PLAN (ESCP).
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa ka qeyb galay daahfurka masharuuca kobcinta maamulka khayraadka dadweynaha ee Soomaaliya oo ka dhacaayay magalada muqdisho.
Wasiirka wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa Maanta magaalada Muqdishu kaga qeyb galay daah-furka