Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Wasaaradda ku qabatay kulan looga hadlayay horumarinta howlaha shaqo ee ka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo booqday Wasaaradda Qorsheynta oo uu ka socdo tira-koobka Shaqaalaha Rayidka
Muqdisho,February, 26, 2023 – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami usocodka tirakoobka
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta soo xiray Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada oo saddex cisho ka socday Muqdisho.
Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada oo la soo gabagabeeyay Muqdisho, February, 22, 2023- Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Yuusuf Maxamed Aadan oo shir-gudoomiyay maalintii labaad ee Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho si habsami leh uga socda dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta Muqdisho ka furay Aqoon-iswaydaarsiga Dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda
Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada oo la soo gabagabeeyay
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta soo xiray Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir-gudoomiyay maalintii labaad ee Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho si habsami leh uga socda dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xil. Biixi Iimaan Cige oo si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo kormeeray tira-koobka Shaqaalaha Rayidka
Muqdisho,February, 11, 2023 – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna guddoomiyaha guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami usocodka tirakoobka