Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa maanta soo xiray Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shir-gudoomiyay maalintii labaad ee Aqoon isweydaarsiga Siyaasadda Ilaalinta Bulshada
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho si habsami leh uga socda dood cilmiyeed ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasi
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xil. Biixi Iimaan Cige oo si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda