Muqdisho, Talaado, Feberaayo, 25,2020- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Xildhibaan Sadiq
Agaasimeyaasha cusub ee Waaxyaha Wasaaradda oo xilalkii la wareegay
Munaasabad maanta ka dhacday xafiiska Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxaa xilalkii kula wareegay agaasimeyaasha
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo is beddel ku sameeyay Qaabdhismeedka Wasaaradda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa dib-u-habeyn ku sameeyay qaabdhismeedka waaxaha wasaaradda. Is
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Muqdisho ku qabatay wada-tashi ku aaddan isku xirka fulinta siyaasada ilaalinta Bulshada
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo gabagabeeysay shir wadatashi ah oo ku aaddan istraatiijiyada isku xirka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada JFS oo ka qeyb galay shirka Madasha Wasaaradaha Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshda JFS . Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa ayaa ka qeyb galay shirka golaha Wasiirrada ee Gobolka oo
Tirakoobka Shaqaalaha dowladda oo la soo gabagabeeyay
Muqdisho, December, 23 2019 – Tirakoobka Shaqaalaha dowladda ayaa la soo gabagabeeyay,waxaa lagu gaaray tirakoobka in la sameeyo xog iyo kaydka dhexe
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfaa oo khudbad ka jeediyay shir-weynaha Daryeelka Bulshada ee Geneva
Muqdisho, November, 27, 2019 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka
Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta oo Dooxa kula kulmay dhiggooda dalkaas
Dooxa, November,13, 2019- Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay dalka Qadar
Xuska Mowliidka Nabiga CSW oo si weyn loogu diyaar garoobayo: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya .
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday hal maalin munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Muqdisho, October, 29, 2019- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada