Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka 29-Oct-2019 mol, Somali 0 Comments Muqdisho, October, 29, 2019- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada