Xuska Mowliidka Nabiga CSW oo si weyn loogu diyaar garoobayo: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya . 07-Nov-2019 Somali 0 Comments Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqaalaha dowladda fasaxday hal maalin munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku