Muqdisho, September,03.2023 Wasiiru dowalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xil. Yuusuf Maxamed Adan ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay wafdi uu hogaaminaaye Danjiraha
Wasiirka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Maxamed cilmi Ibraahim oo si rasmi ah u daahfurnay mashruuca SEIP Project oo uu maalgelinayo Bangiga Horumarinta Afrika
Waxaan si rasmi ah u daahfurey mashruuca SEIP Project oo uu maalgelinayo Bangiga Horumarinta Afrika, mashruuca oo kor loogu qaadayo tababarrada xirfadaha
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada oo Kormeeray Tiro-Koobka Shaqaalaha aan Joogtada ahayn ee (DFS) oo Ka Soconaya Xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS, Mudane Yuusuf Xasan Isaaq (Yuusuf Wadani) ayaa kormeeray habsami u socodka tirakoobka Shaqaalaha
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada, Mudane Dr Maxamed Cilmi Ibrahim ayaa shir guddoomiyey shirka saddex biloodlaha ah ee Guddiga Sarre ee Mashruuca Sagal.
Kulanka ayaa waxa kasoo qeybgalay Wasiirada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee dowlad goboleedyaada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah, wakiilo ka socdey