Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee sida joogtada ah
Wasiir ku-xigaanka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS iyo wafdi u hoggaaminayo oo la kulmay Wasiirka maaliyadda Malawi
Lilongwe , October, 24, 2022- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Cismaan Libaax Ibraahim iyo wafdi
Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Federaalka iyo Dawlad-gobolleedyada oo shir uga furmay Muqdisho
Muqdisho, October, 16, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta furay shir labo
Xafladda Daahfurka Dhaqangelinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane, Bihi Iman Egeh oo daahfurey Dhaqangalinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya.
Muqdisho , October, 9, 2022 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta xafiiskiisa ku
Environmental and Social Impact Assessment Report for Skill, Employability, Inclusion and Productivity (SEIP) Project
Download Document Here
Shirka Todobaadlaha ee Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha waaxeedada ayaa todobaadkaan diiradda lagu saaray horumarinta qorshaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshadda
Shirka Todobaadlaha ee Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha ayaa todobaadkaan diiradda lagu saaray horumarinta qorshaha Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshadda Agaasimaha Guud
War gelin : Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)
Wasaaradda Shaqada & Arrimha Bulshada waxey idiin ku wargelineysaa “Fasaxa Maalinta Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW)”. Maalinta Sabtida kuna aaddan markey Tarikhdu tahay
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray dib u eegista siyaasadda Badqabka Goobta Shaqada iyo Caafimaadka .
Muqdisho , October, 2, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta la kulmay
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabbilay Agaasimaha ILO ee Geeska Afrika.
Muqdisho , October, 2, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta la kulmay