Muqdisho, December 25, 2022- Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya mudane Cusman Libaax Ibraahim, ayaa maanta soo
TERMS OF REFERENCE (ToR) FOR RESEARCH CONSULTANCY (ACADEMIC INSTITUTIONS)
TERMS OF REFERENCE FOR RESEARCH CONSULTANCY (ACADEMIC INSTITUTIONS) For conducting social protection studies in Somalia 2022 /2023 =============================== Subject: Consultancy for Social
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo u gudbiyay Ra’iisul wasaaraha XFS qorshe howleedka Wasaaradda
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Biixi Iimaan Cige oo ay weheliyeen Wasiir ku-xigeenka , Xil. Cismaan Libaax Ibraahim
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdullaahi Maxamed ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda xuska Baxnaano
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdullaahi Maxamed ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS , ayaa maanta xuseysa toddobaadka Ilaalinta Bulshada
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS , ayaa maanta xuseysa toddobaadka Ilaalinta Bulshada iyo sannad -guurrada saddexaad ee barnaamijka qaran ee caawinta
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo daahfuray dib u eegista mashruuca Sagal
Muqdisho,November, 21, 2022- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta daahfuray shir soconaya muddo
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo soo xiray tababarka 2-aad ee Baarayaasha Shaqada
Muqdisho, November, 16, 2022 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta soo gabagabeeyay
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo maanta furay shirka heer farsamo ee warbixinta mashruuca CIP
Muqdisho, November, 13, 2022 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa maanta guddoomiyay furitaanka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 33-aad ee Midowga Jarmalka oo Muqdisho lagu qabtay
Munaasabad loogu dabbaaldagayay xuska sanad guuradii 33-aad ee ka soo wareegtay Midowga Jarmalka Bari iyo Galbeed oo ay soo qabanqaabisay Safaaradda Jarmalka
Wafdi u hoggaaminayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo gabagabeeyay socdaal ay ku tageen Dalka Malawi
Muqdisho, November, 3, 2022 – Wasiirka ku-xigeenka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Cismaan Libaax Ibraahin oo ay qeyb