Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdullaahi Maxamed ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda xuska Baxnaano

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdullaahi Maxamed ayaa si rasmi ah u furay munaasabadda xuska toddobaadka Ilaalinta Bulshada iyo sannad-guur saddexaad ee barnaamijka qaran ee caawinta Dadka nugul ee Baxnaano. Wuxuu soo dhaweeyay ka qeygalayaasha, isagoo si guud uga warbixiyay ajandaha munaasabadan. #Baxnaano