Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u Hoggaansanaanta Sharciga iyo Anshaxa Shaqada. 25-Dec-2022 Somali 0 Comments Muqdisho, December 25, 2022- Wasiir ku xigeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka soomaaliya mudane Cusman Libaax Ibraahim, ayaa maanta soo