Xafladda Daahfurka Dhaqangelinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Mudane, Bihi Iman Egeh oo daahfurey Dhaqangalinta Xeer-Nidaamiyaasha Maamulka Shaqaalaha Rayidka Dowladda.