Somali minister for labour and Social Affairs, Sadik Hirsi Warfa on Tuesday held meeting with World Bank Vice president, Havez Ghanem in
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Muqdisho, October, 29, 2019- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada
REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (REOI) Communications Specialist
Job Description The Federal Republic of Somalia Ministry of Labour and Social Affairs REQUEST FOR EXPRESSIONS OF INTEREST (REOI) COUNTRY: Federal Government
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada Arrimaha Bulshada oo ka qeyb galay shir ku saabsan Borotokoolka dhaqdhaqaaqa xorta ah ee dadka Urur-gobaleedka (IGAD)
Oktoobar 19, 2019 (ENTEBBE, Uganda): Urur-gobaleedka (IGAD) ayaa soo gabagabeeyay Wada-hadallada ku saabsan Borotokoolka dhaqdhaqaaqa xorta ah ee dadka. Wafdiga ka socday
JPYES Newsletter – Sept 2019
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Dhagax-dhigay dib u dhiska dhismaha xarunta Wasaaradda
Muqdisho, September, 29, 2019 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta dhagax
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ugu yeeray maal-gashadayaasha Qatar inay sahmiyaan fursadaha maalgashi ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo booqasho rasmi ah toddobaadkan u tagey dalka
Somalia minister offers investment opportunities
Somalia’s Minister of Labour and Social Affairs, Sadik Warfa has announced the East African country’s interest to enhance economic relations with Qatar
Labour minister meets Somali counterpart
Minister of Administrative Development, Labour and Social Affairs HE Yousef bin Mohammed al Othman Fakhroo met with Somalia’s Minister of Labour and
Ra’iisul wasaaraha Qatar oo xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya
Doxa,September, 24, 2019 – Ra’iisul wasaaraha dalka Qatar, Mudane Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Wasiirka