Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Kormeerka uu maanta ku tagay African Village ayaa ahaa mid horay loo qorsheeyay ka
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho shir ku yeeshay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha Dowlada FD Soomaaliya. Shirka maanta waxaa looga hadlayay habka ugu haboon
WASIIRKA WASAARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA OO KULAMO LA QAATAY NAAFADA SOOMAALIYEED(WARBIXIN)
Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay wasiirka Shaqada Iyo arrimaha Bushada mudane Cabdiwali Sheekh Muudey Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu ahaa
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Naafada Qaranka
Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane
MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKA SHAQADA OO DHAGAX DHIGAY DIB U DAYACTIRKA XARUNTII WASAARADDA SHAQADA
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ku casuumay dhagax dhigga dib u dayactirka xaruntii Wasaaradda shaqada Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane
Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo soo bandhigtay fursad shaqo oo banaan
fursad shaqo :– Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxa ay shacabka Soomaaliyeed u haysaa fursado shaqo oo ku saabsan 1. Faryaame ama
Read: The Ministry of Labour and Social Affairs announced the job vacancy
Opportunities to work for Somali jobless by Ministry of labour and Social Affairs 1.(Carpenter), 2.(Mason), 3.(Technician), 4.(px attendant), 5.(Cleaner), 6.(Facilities Coordinator) 7.