Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane
MADAXWEYNAHA IYO WASIIRKA SHAQADA OO DHAGAX DHIGAY DIB U DAYACTIRKA XARUNTII WASAARADDA SHAQADA
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ku casuumay dhagax dhigga dib u dayactirka xaruntii Wasaaradda shaqada Madaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane