SANAD GUURADDA 27AAD EE URURKA MIDAWGA INDHOOLAYAASHA SOOMAALIYEED. Xuska munaasabada 27 guurada Ururka midowga Indhooleyaasha Soomaaliyeed oo lagu
Responsibility Handover took place at the Ministry of Labour and Social Affairs (Photos)
Responsibility Handover took place at the Ministry of Labour and Social Affairs (Photos) Former Minister of the Ministry of Labour and
Xil Wareejin Ka Dhacday Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada (Sawirro)
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Eng. Luqmaan Ismaaciil Maxamed ayaa xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo
Wafdi ka socday dalka Iran oo soo Booqday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Wafdi ka socday dowlada dalka Iran ayaa booqasho ku yimda Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, wafdiga ayaa ujeedkoodu ahaa
Wasaaradda Shaqada iyo Ariimaha Bushada oo ka qeyb qaadatay Tababar loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxyaha Qorsheenta Wasaaradaha Dalka
Tababarkan oo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Qorsheednta Wasaaradaha ayaa lagu baran doono diyaarinta qorsho sanadeedka dowladda, gaar ahaan shanta
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo furtay kulan wadatashi looga doodayo Siyaasada Naafada Qaranka Soomaaliyeed.
Kulan Wadatashi ah oo ay ka soo qayb galeen 40 xubnood oo Ka Kala Socotay qeybaha kala gedisan ee Naafada Soomaaliyeed ayey