Somali »

Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (SAWIRRO)

Ra’iisul wasaaraha oo tababar u furay 80 Agaasimayaal Wasaaradeed (SAWIRRO)

Wasaaradda July 7, 2014 Comments Off

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Siminaar ugu furay Kuliyada Booliiska Jeneraal Kaahiye 80 kamid Agaasimayaasha Wasaaradaha. Siminaarkaan bixintiisa waxaa iska kaashanaya Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, AMISOM iyo Machadka Tababarada ee

Read More »
Wasiirka Shaqada oo faah faahin ka bixiyay Shir uu dalka Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay

Wasiirka Shaqada oo faah faahin ka bixiyay Shir uu dalka Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay

Wasaaradda February 28, 2014 0

Wasiirka Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshda Mudane Luqmaan Ismaaciil Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayay oo dalka Boqortooyada Sacuudiga uga qeyb galay shirka Wasiirada Arrimaha bulshada wadamada Jaamacadda Carabta oo maanta dalka soo gaaray ayaa

Read More »
Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada

Sanad Cusub 2014 Agaasimaha Guud ee Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada

Wasaaradda January 3, 2014 Comments Off

Sanad Cusub 2014 Happy New Year Wax qabadka sanadkii tagay 2013 ee Agaasimaha Guud ee  Agaasimka Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga ee Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mudane Aweys Sheekh Xaddad.  Tix Gabay “Saxaafaddu ha Tabisee

Read More »
kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdisho

kulan lagaga hadlaayey Fakrado shaqo loogu Abuuri karo Dhilinyarada oo ka dhacay muqdisho

Wasaaradda July 5, 2013 Comments Off

Kulan lagaga hadlayey Fakrado shaqo u helida dhalinta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Hotel Shamo ee Magalada Muqdisho, kulankan oo ay soo qaban qaabisay hay’ada (Arab Thought foundation) ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda hay’ada Arab Thought foundation

Read More »