MAS’UULIYIINTA DAWLADDA, URURRADA SHAQAALAHA, GANACSATADA, JAAMACADAHA IYO MACHADYADA, IYO DHAMMAAN KA SOO QAYBGALAYAASHA, MUDANAYAAL IYO MARWOOYIN Sharaf ayay ii tahay inaan furo
Shir weynaha Qaran ee Shaqaaleysiinta oo Muqdisho ka furmay
Muqdisho, December, 06, 2020- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta ka daahfuray magaalada Muqdisho