Muqdisho, 29 June, 2021 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa Talaadada maanta
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed
Muqdisho, June, 17, 2021- Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa si aqlabiyad leh loogu ansixiyay
KHUDBADDA WASIIRKA EE MAALINTA CAALAMIGA AH KA HORTAGGA SHAQAALEYSIINTA CARUURTA, 12 JUNE 2021
Marka hore ALLAH ayaa mahad oo dhan iska leh. Marka xigta, waxaan u mahadcelinayaa Dhammaan ka soo qaybgalayaasha munaasabadan muhiimka ah oo
Environmental and Social Commitment Plan (ESCP) Shock Responsive Safety Net for Human Capital Project (P171346)
Environmental and Social Commitment Plan (ESCP) Shock Responsive Safety Net for Locust Response Project (P174065)
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Guddoomiyey Kulan looga hadlay Qorshe Howleedka Wasaaradda
Muqdisho , May, 25,2021- Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta guddoomiyey
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo xilka la wareegay
Muqdisho, May , 20, 2021- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la saxiixatay heshiis la xiriira Farsamada gacanta Wasaaradda Waxbarashada
Muqdisho, April, 25, 2021 – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta is-afgarad rasmi ah la saxiixatay Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha
Somalia recognizing decent work for women and men as the foundation of peace and resilience
Somalia has become the second country in Africa to ratify international labour standards seeking to end violence and harassment in the world
SNHCP – PROJECT OPERATIONS MANUAL