Muqdisho,November,24,2020- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Xaaji Xuseen ayaa xarunta Wasaaradda ka daahfurtay tababar la
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Galdogob gaaray
Galdogob,November,19,2020- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga Puntland ayaa maanta gaaray degmada
Garoowe: Wasiir Duraan oo booqday deegaanno lagu diiwaangelinayo Qoysas Ayaxu saameeyay oo taageerro ka helaya Dawladda
Garoowe , November, 17, 2020 – Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo socdaal ku jooga
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo maanta gaaray Garoowe
Garoowe, November, 16, 2020 -Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo qaabbilay Agaasimaha Hay’adda WFP
Muqdisho, November, 10, 2020- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay agaasimaha
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo booqday Xafiiska Ruqsad-siinta shaqaalaha ajanabiga ah
Muqdisho, November, 08, 2020- Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa maanta kormeer ku
Agaasimaha Guud oo soo xiray tababar la xiriiray siyaasadda Ilaalinta Bulshada
Muqdisho, November, 08, 2020- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada , Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa galinkii dambe ee Khamiistii
Wasiir Duraan Faarax: Waxaa naga go’an dhimista saboolnimada
Muqdisho, November, 03, 2020- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay inuu diiradda saarayo sidii
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Guddoomiyey Kulan looga hadlayay Qorshe Howleedka Wasaaradda
Muqdisho , November, 01, 2020 – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta guddoomiyey