Ku: Dhammaan Hey’addaha Dowladda Og: Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Og: Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha J.F.S Og: Xafiiska Madaxweynaha J.F.S Ujeeddo :
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo dhallinyarada ku dhiirrigalisay Shaqooyinka Farsamadda Gacanta
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal-degtay xuska maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada Adduunka,iyada oo hadafka qaran
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay is afgarad u dhaxeeyay wasaaradaha Shaqada ee Soomaaliya iyo Turkiga
Muqdisho, Augusto, 15, 2019- Golaha wasiirrada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta yeeshay shir toddobaadkii uu golaha yeesho maalinta khamiista ayaa
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya Sadiiq Warfaa oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo
Sabti, Augusto, 10, 2019 – Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xildh. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa
Fasaxa ciiddul Adhxaa ee Carrafa 2019
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha
Minster of Labor and Social Affairs Hon. Sadik Warfa presents his 100-day work achievements
The Ministry of Labor and Social Affairs has unveiled its 100-day of work since the Minister Hon. Sadik Warfa took over. Several
Wasiir Sadiiq Warfaa oo kullan xog-wareysi iyo is-barasho ah la qaatay wakiilka cusub ee WFP
Muqdisho, Augusto 01, 2019 – Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xildh. Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa