Tababarkan ayaa ah midkii labaad oo ay qabato Wasaaradda, kaasoo dhallinyarada Soomaaliyeed lagu barayay Sharciga Shaqaalaha Shisheeye si ay gacan uga geystaan
XAFLADDA XERITAANKA TABABAR LAGU BARANAYAY MAAMULKA KHEYRAADKA AADANAHA IYO XIRIIRKA MACAAMIISHA
Munaasabad lagu soo xirayay tababar ka socday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada muddo 3 maalmood ah ayaa maanta lagu qabtay xarrunta Wasaaradda
Kulan looga arrinsanayey dib u habeynta xiriirka ururada shaqaalaha oo manta ka dhacay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
Kulankaan oo laga hadlaayey sidii loo hormarin lahaa dib u dhiska xiriirka ururada shaqaalaha iyo muhiimada uu u leeyahay ayaa waxaa daah