WAREEGTO LAGU WARGELINAYO HAY’ADAHA IYO SHIRKADAHA AJAANIBTA EE KU SUGAN DALKA

Dhammaan hay’adaha iyo shirkadaha ajaanibta ee ka shaqeeya dalka JFS wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

Oo lagu wargelinayo dhammaan hay’adaha iyo shirkadaha ajaanibta ah inay iska diiwaan-geliyaan

Xafiiska wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay ku leedahay Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde

(ADEN ADE INTERNATIONAL AIRPORT)

Waxayna u qorantahay Wareegtada kasoo baxday  Xafiiska Wasiirka sidan:

wareegto wasiir Muudey 1 wareegto wasiir Muudey 2