Fasaxa Ciidul Adhxa ee Ciidda Carafa 2022

Ciid Mubaarak ;

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku wargalineysaa uguna Hambalyeyneysaa  dhammaan Hay’adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed iyo  Hay’adaha Gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay yihiin fasax Ciidul  Adhxa ee ciidda Carafa muddo saddex maalmood ah oo ka bilaabaneysa maalinta Sabtida  oo ay  Taariikhda tahay  09/07/2022, kuna eg  Maalinta Isniinta   11/07/ 2022.